cagaagan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-gnaa, -gnayd)

Wax aan kabo haysan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cagaagan

cagaagnaan [m.f.dh]
eeg cagaagan. ld cagaagnaansho.

cagaag [m.l]
1. Wax sida dhagax, gaxandho iwm oo cagaha waxyeela marka kabo la'aan lagu socdo. 2. Meel leh dhagax, gaxandho iwm oo cagaha waxyeela marka kabo la'aan lagu socdo. 3. Dhibaatada caguhu ka mutaan marka lagu socdo meel leh dhagax, qaruurax, gaxandho iwm. 4. ld cagaagid.

cagaag [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Cagaag dareemid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg