cagee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-geeyay, -gaysay)Cid cag la dhicid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cagee ↴
cagayn [m.f.dh]
eeg cagee.
cag-qoolaaban [m.dh]
(daaw.) Qaabdarro cageed oo lagu dhasho saameyn kartana hal cag ama labada cagoodba taasoo qofka qaba uusan cagta cad wada dhig karin dhulka. Nooca ugu badan (Talipes Equinovaris) lugtu waxay u godontahay hoos waxayna u qalloocantahay gudaha sidaas darteed qofka qaba wuxuu u socdaa girgirka dibadda xiga ee dusha cagta.
lacagee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-geeyay, -geysay)
Badeeco lacag ku beddelid.
cag [m.dh] (-go, m.l)
1. Canqawga inta ka hooseysa ee lugta dadka ama nafleyda qaarkeed. 2. (fk) C.ta/c.aha: imminka; hadda.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg