calool-adag
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-dkaa, -dkayd)1. Adkeysi iyo dulqaad loo yeesho dhibaato. 2. Naxariis iyo jixinjix la'aan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh calool-adag ↴
calooladkaan [m.f.dh]
eeg calool-adag. ld calool-adayg¹, calool-adkaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg