cambuur
(m.l) (-rro, m.dh)

1. Gashi haweenku qaato oo ilaa lugaha ku eg. 2. ld camambuurid.

cambuur
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

ld camambuur².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cambuur

camambuurid [m.f.dh]
eeg camambuur². ld camambuur¹, cambuur¹ (2), cambuurid.

cambuurid [m.f.dh]
ld camambuurid.

toob [m.l] (-bab, m.l)
Nooc ka mid ah cambuurrada dumarku qaataan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg