camcamin
(m.f.dh)eeg camcami. ld camcamis, camcamo (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh camcamin ↴
camcamis [m.l]
ld camcamin.
camcamo [m.dh]
1. Dhul ku rafin aan waxyeello weyn lahayn ee nafley lagu sameeyo. 2. Waqti in door ah; cabbaar. 3. ld camcamin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg