cammirid
(m.f.dh)eeg cammir. ld cammiraad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cammirid ↴
cammiraad [m.dh]
1. Wax aan dhab ahayn oo meel maran lagu buuxiyo. 2. ld cammirid.
shammir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Meel cammirid (dad).
cammir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Dukaan, badeeco badan dhigid. 2. Shaah, sonkor, caleen, qoroful, hayl iwm isu dheellitirid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg