cammuud
(m.dh)Ciid jilicsan oo aan lahayn habaas, dhoobo iyo dhagax.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cammuud ↴
dabaduugato [m.dh]
Cayayaan yaryar oo midab cad leh oo dhulka cammuudda ah inta dabada ku qota dhex gala.
xeeb [m.dh] (-bo, m.l)
Daliig dhul ah oo cammuud iyo sabbaax leh oo bad dhinaca ku haysa.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg