caraysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)U c.: wax caro haysa ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caraysan ↴
cagadhigo [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-gtay, -gatay)
1. (f.g) Wax duulaya sida haad, dayuurad iwm dhulku degid. 2. (f.mg) Nafley socota ama caraysan xasilid.
caraysnaan [m.f.dh]
eeg caraysan. ld caraysnaansho.
dacaraysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Qof dacar haysa ahaansho.
dhirfi [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. Is dh.: qof caraysan iska dhigid. 2. Ka dh.: cid ka xanaajin.
dhirfoon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax caraysan ahaansho.
dudsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax caraysan ahaansho (qof).
isfantacoori [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Wax caraysan iska dhigid (qof).
isgiriirixi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Qof, wax caraysan iska dhigid.
ladqabee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-beeyay, -baysay)
1. (f.g) Qof caraysan maslixid. 2. (f.mg) Kala l.: laba qof ama ka badan oo dagaashan maslaxo dhex dhigid.