caraysiin
(m.f.dh)

eeg caraysii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caraysiin

cari [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Qof ama xayawaan ka caraysiin. 2. (f.mg) Neef rimman candho keenid.

guhaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Qof ka caraysiin. 2. Qof guubaabin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg