carbarid
(m.f.dh)

eeg carbar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carbarid ↴

carbar [m.l]
Xaaladda neef baahan oo cabbay biyo aad u dhanaan oo maqaarkiisa iyo hilibkiisa biyo kala dhex gelaan.

carbar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Neef baahan oo biyo cabbay xalxalid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg