carbin
(m.f.dh)

eeg carbi. ld carbis (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carbin

boonbiyeed [m.l]
Ninka tababaradka bilowga ah ku jira ee loo carbinayo sida gammuunka loo gano waxna loogu dilo.

carbis [m.l] (-syo, m.dh)
1. Xero ciidan oo wax lagu tababbaro. 2. ld carbin.

farabbar [m.l]
1. Carbin, agabar. 2. ld farabbarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg