carbis
(m.l) (-syo, m.dh)1. Xero ciidan oo wax lagu tababbaro. 2. ld carbin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carbis ↴
tababbar [m.l]
Tabo aqooneed oo gaar ah oo cid la baro; layli; carbis.
akademiye [m.l]
1. Maamul ka kooban aqoonyahanno oo loo xilsaaray kor u qaadidda aqoonta, fanka iyo dhaqanka bulshada. 2. Dugsi sare oo qaabilsan carbiska ciidamada. ld akademiyo.
carbin [m.f.dh]
eeg carbi. ld carbis (2).
carbisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax caro haysa ahaansho.
carbisnaan [m.f.dh]
eeg carbisan. ld carbisnaansho.
carbisnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld carbisnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg