carbisan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)Wax caro haysa ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carbisan ↴
carbisnaan [m.f.dh]
eeg carbisan. ld carbisnaansho.
carbis [m.l] (-syo, m.dh)
1. Xero ciidan oo wax lagu tababbaro. 2. ld carbin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg