carbuun
(m.dh) (-no, m.dh)In lacag ah oo cid wax laga gatay horumar ahaan loo sii siiyo.
carbuun
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-nay, -ntay)Wax la gadanayo qiimihiisa in ka mid ah qaddimin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carbuun ↴
carbuunad [m.l]
ld carbuunasho.
carbuunan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-nnaa, -nnayd)
Wax carbuun laga bixiyey ahaansho (badeeco).
carbuunasho [m.f.dh]
eeg carbuuno. ld carbuunad.
carbuunid [m.f.dh]
eeg carbuun².
carbuunnaan [m.f.dh]
eeg carbuunan. ld carbuunnaansho.
carbuunnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld carbuunnaan.
carbuuno [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ntay, -natay)
Badeeco carbuun ka bixin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg