carcar
(m.l)

1. Cudur finan leh oo naasaha geela ku dhaca. 2. Midab baraashirix ah oo ay riyuhu ku yeeshaan qoorta.

carcar
(m.dh)

Awood dihin oo aan weli wax lagu qaban.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carcar ↴

daaduf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Qof cayrnimo darteed la carcaraafid. ld daadduf². daadduf

carcaraaf [m.l]
1. Dhibaato aad u weyn; rafaad. 2. Barsaq.

carcaraaf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Dhibaato weyn la kulmid.

carcaraafid [m.f.dh]
eeg carcaraaf².

carcaraafsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax carcaraafey ahansho.

carcaraafsanaan [m.f.dh]
eeg carcaraafsan. ld carcaraafsanaansho.

carcaraafsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld carcaraafsanaan.

carcarsaanyo [m.dh]
ld carsaanyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg