cargaag
(m.l)Cabaadka uu sameeyo awr weyn. ld margaag¹.
cargaag
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gmay, -gmatay)Awr, cabaad weyn samayn. ld margaag².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cargaag ↴
cargaagid [m.f.dh]
eeg cargaag². ld margaagid.
cargaagtamid [m.f.dh]
eeg cargaagtan². ld cargaagtan¹.
cargaagtan [m.l]
ld cargaagtamid.
cargaagtan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
1. Dhawaaq, geedo burburin iwm uu ku kaco libaaxa marka uu caroodo. 2. Muran aan go'aan lahayn ku hadlid.
margaag [m.l]
ld cargaag¹.
margaag [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
ld cargaag².
margaagid [m.dh]
ld cargaagid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg