cartan
(m.l)

Qaylo iyo wax burburin ay sameeyaan nafleyda qaar marka ay xanaaqaan. ld cartamid.

cartan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

1. Ur aad u udgoon wax ka soo urid. 2. ld car 2. Xanaag dartii, qaylo iyo wax burburin samayn. 3. Karkarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cartan

car [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Car noqosho. ld cartan².

cartamid [m.f.dh]
eeg cartan². ld cartan¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg