casiisad
(m.dh)

1. C. ah: ciso leh (haweenay). 2. Kimis, si gaar ah oo farsamo iyo aalad badan u baahan, loo sameeyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh casiisad

casiis [m.l]
1. Ilaah. 2. C. ah: ciso leh.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg