caskari
(m.l)ld askari.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caskari ↴
askari [m.l]
(askar, m.dh; askaro, m.l) 1. Qof ciidanka dagaallama ka mid ah, welina aan xiddigo iyo alifyo midna la siin; dable. 2. Ciidan dagaallama guud ahaan (xiddigaba ha lahaado). ld askar, caskari.
askarnimo [m.dh]
Askari ahaansho. ld askarinnimo, caskarinnimo, caskarnimo.
caskarinnimo [m.dh]
ld askarnimo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg