casow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saaday, -saatay)

Wax cas noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh casow

casaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg casow. ld casaan².

nacasow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Nacas noqosho.

cas [m.l]
1. Kaaha midabka huruudda u eg oo arooryada hore ka muuqda dhanka bari, inta ayan qorraxdu soo bixin. 2. Meel bannaan oo ciid jilicsan leh oo la dego. 3. Midab guduud xigeen ah. 4. Sayn yaroo meel ka hoora. 5. Meel bannaan.

cas [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-saa, -sayd; cascas)
Wax midabkiisu guduud furanyahay ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg