catirid
(m.f.dh)

eeg catir². ld catirayn, cartirid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh catirid

cartirid [m.dh]
ld catirid.

catirayn [m.dh]
ld catirid.

midiid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Weel la culayo aad u catirid. ld madiid².

catir [m.dh] (-ro, m.l)
Cad maro ah oo carka lagaga baabbi'iyo weel la culay. ld cartir¹.

catir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -risay)
Weel la culay, cad maro ah ama mayrax carka uga bi'in. ld catir², catiree.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg