catow
(m.l)1. Hadal qof ku muujiya xumaan ama dhibaato gaartay, calaacal. 2. ld cataabid.
catow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-taabay,-towday; -taabi)Cid, xumaan ama dhibaato gaartay hadal ku sheegid, claacalid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh catow ↴
cataabid [m.f.dh]
eeg catow². ld catow¹ (2).
gooh [m.l]
1. Nooc ka mid ah ololka geela. 2. Catow.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg