cawaandi
(m.l) (-iyo, m.dh)

Qof isla weyni iyo kibir badan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawaandi

cawaan [m.l]
(cawaan, m.dh) 1. Dad jaahil ah oo aan diin lahayn. 2. Qof, qof kale hiil iyo hooba la garab taagan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg