cawaanso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Cid kaalmo iyo taageero ka doonid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawaanso ↴
cawaansasho [m.f.dh]
eeg cawaanso. ld cawaansad, cawaansi.
cawaan [m.l]
(cawaan, m.dh) 1. Dad jaahil ah oo aan diin lahayn. 2. Qof, qof kale hiil iyo hooba la garab taagan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg