cawaaqibxun
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-umaa, -umayd)

Wax aan cawaaqib wanaagsanayn ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawaaqibxun

cawaaqibxumaan [m.f.dh]
eeg cawaaqibxun. ld cawaaqibxumaansho, cawaaqibxumi, cawaaqibxumo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg