cawaran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)

Wax la cawiray noqosho. ld cawiran¹.

cawaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Wax la cawiray ahaansho. ld cawiran².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawaran

cawarmid [m.f.dh]
eeg cawaran¹. ld cawirmid.

cawarnaan [m.f.dh]
eeg cawaran². ld cawarnaansho, cawirnaan, cawirnaansho.

cawiran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
ld cawaran¹.

cawiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
ld cawaran².

cawar [m.l]
1. Nooc ka mid ah libaax badeedka oo aad halis u ah. 2. Qof il la'ama nabar ku leh. ld cawir¹.

cawar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Nafley dhaawac gaarsiin. 2. Nafley iftiin weyn, indhaha uga qabasho. ld cawir².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg