cawarid
(m.f.dh)

eeg cawar². ld cawaraad, cawiraad, cawirid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawarid

cawaraad [m.dh]
ld cawarid.

cawiraad [m.dh]
ld cawarid.

cawirid [m.dh]
ld cawarid.

cawar [m.l]
1. Nooc ka mid ah libaax badeedka oo aad halis u ah. 2. Qof il la'ama nabar ku leh. ld cawir¹.

cawar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Nafley dhaawac gaarsiin. 2. Nafley iftiin weyn, indhaha uga qabasho. ld cawir².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg