cawarow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

Wax il beelay ama nabar ka gaaray noqosho. ld cawirow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawarow

cawaroobid [m.f.dh]
eeg cawarow. ld cawiroobid.

cawirow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -oowday; -oobi)
ld cawarow.

cawar [m.l]
1. Nooc ka mid ah libaax badeedka oo aad halis u ah. 2. Qof il la'ama nabar ku leh. ld cawir¹.

cawar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Nafley dhaawac gaarsiin. 2. Nafley iftiin weyn, indhaha uga qabasho. ld cawir².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg