cawd
(m.l)1. Ururinta xoolo badan meel lagu ururiyo. 2. Meel kulul oo dugsi ah oo neecawdu ka xirantahay.
cawd
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)Xoolo badan meel isugu ururin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawd ↴
acuudu-billaahi [Erey Dareen | Exclamation]
Eray Eebbe looga magan galo wixii la sharaysto. ld cawdu-billaahi.
acuudu-billaysasho [m.f.dh]
eeg acuudu-billeyso. ld acuudu-billeysad, acuudu-billeysi, cawdu-billeysad.
acuudu-billeyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Ka a.: wax shartooda Ilaah ka magan gelid. ld cawdu-billeyso.
baar [m.dh]
(baar, m.dh) 1. Geedka cawdu ka baxdo, waa dhir oo ay isku bah yihiin timirta, bixiya miraha qoonaha iyo caw oo ka baxa meelaha kulul ee biyaha leh. 2. Nagaar dhulka ku faalala oo xooluhu daaqaan.
cawdan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Wax la cawday ahaansho (xoolo badan).
cawdasho [m.f.dh]
eeg cawdo.
cawdid [m.f.dh]
eeg cawd².
cawdnaan [m.f.dh]
eeg cawdan. ld cawdnaansho.