cawdan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-dnaa, -dnayd)Wax la cawday ahaansho (xoolo badan).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawdan ↴
cawdnaan [m.f.dh]
eeg cawdan. ld cawdnaansho.
cawd [m.l]
1. Ururinta xoolo badan meel lagu ururiyo. 2. Meel kulul oo dugsi ah oo neecawdu ka xirantahay.
cawd [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Xoolo badan meel isugu ururin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg