cawdid
(m.f.dh)

eeg cawd².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawdid

cawd [m.l]
1. Ururinta xoolo badan meel lagu ururiyo. 2. Meel kulul oo dugsi ah oo neecawdu ka xirantahay.

cawd [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Xoolo badan meel isugu ururin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg