cawdo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-day, -datay)

Xoolo badan meel isugu ururid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawdo

cawdasho [m.f.dh]
eeg cawdo.

caw [m.l]
1. Dhinac; dhan. 2. Aagga u dhow meel. ld caaw¹.

caw [m.dh]
Caleemo dhaadheer, laga sameysto darin dambiil, xarig iwm. oo ka baxda geed la bah ah timirta iyo baarta. ld caaw².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg