caweys
(m.l)1. Ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka oo habeenkii lagu so jeedo. 2. (-syo, m.dh) Baar muusiga laga tumo oo habeenkii dhallintu ku soo jeeddo. 3. ld caweyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caweys ↴
caweyn [m.f.dh]
eeg cawee. ld caweys (3).
caweysimid [m.f.dh]
eeg caweysin².
caweysimo [m.dh]
ld caweysin¹.
caweysin [m.l]
Habeenka gelinkiisa hore. ld caweysimo.
caweysin [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-imay, -intay; -imi)
Habeenka gelinkiisa hore soo jeedid.
caweysindambe [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Xilliga u dhexeeya sagaalka ilaa tobanka fiidnimo.
caweysinhoraad [m.dh]
Xilliga u dhexeeya siddeedda fiidnimo ilaa sagaalka.
firinfirle [m.l]
Neef mar hore dhalay oo caano yareeyay oo aan la caweysimin ee geeljiruhu fiidka hore maalo; juno.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg