cawggiir
(m.dh)

1. Caw rinji la geliyay. 2. C. ka dhig: si xun wax u baabi'in.

cawggiir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Si xun wax u baabi'in.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawggiir

cawggiirid [m.f.dh]
eeg cawggiir².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg