cawggiirid
(m.f.dh)

eeg cawggiir².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawggiirid

cawggiir [m.dh]
1. Caw rinji la geliyay. 2. C. ka dhig: si xun wax u baabi'in.

cawggiir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Si xun wax u baabi'in.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg