cawin
(m.dh)ld caawiyid.
cawin
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-imay, -intay)ld caawin².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawin ↴
caawinid [m.f.dh]
eeg caawin². ld caawimid, cawimid, cawinid.
caawiyid [m.f.dh]
eeg caawi. ld caawin, caawis, cawin¹, cawis, cawiyid.
cawinaad [m.dh]
ld caawino.
cawinid [m.dh]
ld caawinid.
cawino [m.dh]
ld caawino.
caw [m.l]
1. Dhinac; dhan. 2. Aagga u dhow meel. ld caaw¹.
caw [m.dh]
Caleemo dhaadheer, laga sameysto darin dambiil, xarig iwm. oo ka baxda geed la bah ah timirta iyo baarta. ld caaw².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg