cay
(m.l)Dhareer; calyo.
cay
(m.dh)1. ld caay 1. Hadal ama fal qadaf ah oo cid loola jeedo. 2. God, shabaq, siriq ama bir iyo dabin kale oo loo dhigo ugaarta si ay ugu dhacdo. 3. Geedaha beerta laga guro oo inta la aruuriyo la gubo.
cay
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1)(caayay, cayday; caayi) Hadal ama fal qadaf ah cid u jeedin. ld caay².
Jacayl naftaada kaagama horeeso*
Markaad naftaada jaclaan weeyso cid kujeclaaneeso majirto
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Soohad, soohdoon, soohdeen, tidcay, tidcadeen*
Heblaayo timiihii Beey soohatay hablihii timiihii Baa loosoohay…wiilkii Timiihii Buu soohday heblayo timiihii Baa loo tidcay timiihii Baa loo dabay gabdhihii timihii Baa loo tidcay,dumarka qaarkood iyagaa tidcadeen timahooda,iyagaa timahooda dabtay iyagaa timaha soohatay.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cay ↴
aad [m.l] (-dyo, m.dh)
1. Isku ?a. cayaar: isku beegnaan cayaar. 2. ld aadid. aadid
ta [q.dh] (-ta)
Qodob magaca dhaddig dib looga qodbo si looga dhigo wax cayiman. Xarafka “t” ee qodobkan wuxuu isu beddelaa “d” markuu raaco magacyada lab oo ku dhammaada d,c,x, h, y,
iyo (') hamsa. Markii la raaciyana magac ku dhammaada xarafka “l” labadaa xaraf waxay isu beddelaan “sh”. Tus. “ul+ta-> usha,bad+ta> badda”.
ka [h (nax)]
Qurub lagu isticmaalo falka bidixdiisa ama hortiisa : a) qurub la xiriira meesha laga dhaqaaqay ama wax laga qaaday. Tus. “Balcad ayuu ka yimid”, “Qalin ayuu jeebkiisa ka soo bixiyay”, “Tuulo ka tuulo ayuu nastaa”; b) qurub barbardhigid loo
isticmaalo. Tus. “Marka waxaa ka weyn
Xamar”; c) qurub la xiriira meel uu fal ka dhacay ama laga gudbayo. Tus. “Kooxdan buu ka cayaarayaa”, “Halkaas buu guri ka dhisay”, “Waddada buu ka tallaabay”.
ka [q.l] (-ka)
Qodob magaca lab dib loogu qodbo si looga dhigo wax cayiman. Wuxuuna raacaa magacyada lab oo ku dhammaada b, d, f, l, n, r, s (sh). Qodobkaa waxaa ka farcama: -ga, -ha, -a oo raacaan
magacyada kale ee labka ah. Tus. “ nin+ka->ninka, buug+ka->buugga”.
raabac [m.l]
Qof buuxiya kaalin cayaar turub
oo maran.
baabbacayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg baabbacee. ld baabbacays, baabbaco (2). baabbacee, baabbacays, baabbaco
baabbacays [m.l]
ld baabbacayn. baabbacayn
saabbir [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Saabbir ah: cayr fara maran.
saabil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
1. Cayaarta (turubka) dabaka-eriga ran yaryar hor marin si uu ranka waaweyni u soo haro. 2. Cid qayaamo wax ugu qaadid.
haadi [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. Badar la tumay buunshe ka saarid. 2. Haad cayrin. 3. Diyaarad kicin. 4. Gacan h.: gacan ruxid oo salaan ama baaq looga golleyahay. ld haati. haati
c [m.dh]
(ca') Xarafka saddexaad ee alifka
soomaaliga, waana shibbane.