cayaarin
(m.f.dh)eeg cayaari. ld ciyaarin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cayaarin ↴
ciyaarin [m.dh]
ld cayaarin.
cayaar [m.dh] (-ro, m.dh)
1. Madaddaalo tab iyo xeel loo dheelo leh oo ay dadku waqtiga isku dhaafiyaan. 2. Fal, jaan iyo jiib leh oo ay dhallinyaradu habeenkii waqtiga iskudhaafiyaan. 3. Tartan kubbad, orod iwm. 4. Kaftan aan run ahayn. ld ciyaar¹.
cayaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Madaddaali tab iyo xeel leh waqti isku dhaafin. 2. Fal, jaan iyo jiib leh habeen waqti isku dhaafin. 3. Tartan kubbad, orod iwm. ka qaybqaadasho. 4. Kaftan dhihid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg