cayaarsii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)1. Wax ciyaar ku madaddaalin. 2. Qof tababbarid (askaro). ld ciyaarsii.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cayaarsii ↴
cayaarsiin [m.f.dh]
eeg cayaarsii. ld cayaarsiis, ciyaarsiin, ciyaarsiis.
cayaarsiis [m.l]
ld cayaarsiin.
ciyaarsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld cayaarsii.
ciyaarsiin [m.dh]
ld cayaarsiin.
ciyaarsiis [m.l]
ld cayaarsiin.
dabbaaldeg [m.l] (-gyo, m.dh)
1. Damaashaad lagu sameeyo fardo la cayaarsiinayo. 2. Cayaaro iyo waxyaalo kale oo farax lagu muujiyo oo loola jeedo maalin taariikh weyn leh oo la xuso.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg