cayaartoy
(m.l)(cayaartoy, m.dh) Nin nooc cayaaraha ka mid ah loo tababbaray oo yaqaan sida loo dheelo. ld ciyaartoy¹.
cayaartoy
(m.dh)1. Gabar loo tababbaray nooc cayaaraha ka mid ah oo taqaan sida loo dheelo. 2. Koox ciyaar loo tababbaray sida kuwa kubbadda cagta iwm. ld ciyaartoy².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cayaartoy ↴
ciyaartoy [m.l]
ld cayaartoy¹.
ciyaartoy [m.dh]
ld cayaartoy².
tiim [m.l] (-mam, m.l)
1. Koox cayaartoy ah. 2. Koox dad ah oo hawl gaar ah fulisa.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg