cayaaryahan
(m.l) (-nno, m.dh)Qof nooc ciyaaraha ka mid ah ku wanaagasan. ld ciyaaryahan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cayaaryahan ↴
ciyaaryahan [m.l]
ld cayaaryahan.
xiddig [m.l]
1. Wax iftiin leh oo hawada sare ku sugan oo aan dayaxa iyo qorraxda midna ahayn oo habeenkii kaliya la arko. 2. (riw.) Ninka koowaad ee loo xusho jilidda fili-mada, riwaayadaha iwm. 3. Qof cayaaryahan ah oo kooxdiisa aad uga muuqda. 4. Nasiib.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg