caynaan
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

Suun xakamaha labadiisa dhinac ku xiran oo gammaanka lagu dudduwo laguna joojiyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caynaan

wadaage [m.l] (-gayaal, m.l/dh)
1. Wax wareegsan sida garangarta, gadawga iwm meesha kala barta. 2. Meesha waxyaalo badan oo isku xirani isugu yimaadaan ama iska haystaan. 3. Meesha dhudaha caynaanku isaga yimaadaan (heense).

yacaynaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yacayan. ld yacaynaan-sho.

yacaynaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld yacaynaan.

caymo [m.dh]
1. In ka samatabaxday hanti burbur ku dhacay. 2. Kaalmo aan badnayn oo la siiyo cid hantidii ay lahayd dhaaftay. ld caynaano.

caynaani [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid caymo siin.

caynaanin [m.f.dh]
eeg caynaani.

caynaano [m.dh]
ld caymo¹.

caynaanshe [m.l] (-shayaal, m.l/dh)
Caymiye.

dacaynaan [m.f.dh]
eeg dacayan. ld dacayeysnaan, dacayeysnaansho, dacaynaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg