cayngeri
(m.l)

Tinta saynta geriga oo lagu xirto qaansada qorigeeda, badanaana waxaa isticmaala oo lagu aqoonsadaa hargaantiga.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cayngeri

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg