cayree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -raysay)Qof cayr ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cayree ↴
cayrayn [m.f.dh]
eeg cayree.
cayr [m.l]
(cayr, m.dh) 1. Qof aan hanti lahayn. 2. (c., m.dh.) Dad aan hanti lahayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg