caytamid
(m.f.dh)eeg caytan². ld caytan¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caytamid ↴
caytan [m.l]
Isdhaafsashada cay laba qof ama ka badan isdhaafsadaan. ld caytamid.
tirso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-saday, -satay)
1. (f.g) Wax xisaabasho. 2. (f.g) Ka t.: cid xumaan u geysasho. 3. (f.g) Ka t.: cid xil kala wareegid. 4. (f.mg) La t.: qof la caytamid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg