caytan
(m.l)Isdhaafsashada cay laba qof ama ka badan isdhaafsadaan. ld caytamid.
caytan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)Laba qof ama ka bdan cay isdhaafsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caytan ↴
caytamid [m.f.dh]
eeg caytan². ld caytan¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg