cayuun
(m.dh)

1. Geel gaagaaban oo laga helo deexda. 2. Eegmo dhibaato leh oo dadka qaarkii leeyahay. ld acyuun.

cayuun
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-uumay, -uuntay)

Cid il wax ku yeelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cayuun

acyuun [m.dh]
1. Jaadadka geela mid ka mid ah. 2. Kartida ishu cid wax ku yeeli karto. ld cayuun¹.

cayuumid [m.f.dh]
eeg cayuun².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg