ceego
(m.dh)Si xoog leh oo nafley cunaha looga qabto si neeftu ugu joogsato; miijis. ld ceejo, ciiq, ciiqo¹ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ceego ↴
ceejo [m.dh]
ld ceego.
ciiq [m.dh]
ld ceego.
ciiqo [m.dh] (-ooyin m.l)
1. Meel ciriiri ah oo maritaankeedu dhib yahay. 2. ld ceego.
margo [m.dh]
Qabashada nafley cunaha la qabto iyadoo neefta lagu celinayo ceego. ld mergo¹.
miiji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Nafley si xoog leh ceego ugu dhegid. 2. Xab biyo ka buuxaan afka ka xirid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg