ciiji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld ceeji.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ciiji ↴
bakteeriya-ciijiye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
(baay.) Fiirus jajabiya bakteeriyada.
ceeji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley neefta ku celin. ld ciiji, ciiqee (2).
ceejin [m.f.dh]
eeg ceeji. ld ciijin.
ciijin [m.dh]
ld ceejin.
ciijin [m.dh]
(baay.) Dariiqadda saxarro bannaanka ka yimid oo jidhka weeraraya ama qayb yaryar oo cunto ah lagu soo dabo ee ay burburiyaan qaar ka mid ah unugyada xayawaanku.
ciijiye-weyne [m.l] (-nayaal, m.l/dh)
(baay.) Unug ballaadhan oo ciijiye ah, oo caadi ahaan laga helo nudaha soo saara unugyada dhiigga.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg