ciilkambi
(m.l)ld ciilkambiyid.
ciilkambi
(Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2) (-iyay, -iday/-isay; -iyi)1. Is c.: ciil ama xanaaq muujin. 2. Is c.: murugood. 3. Iska c.: ka shallayn, ka xumaasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ciilkambi ↴
ciilkambin [m.dh]
ld ciilkambiyid.
ciilkambiyid [m.f.dh]
eeg ciilkambi². ld ciilkambi¹, ciilkambin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg